Diinta & Dunida

Xarunta Cilmibaarista Bayaan oo ah xarun bulsheed, oo aan faa'iido doon ahayn, isla markaana abuuraysa deegaan aqooneed togan, kuna qotoma dadka iyo aragtiyaha, iyada oo loo marayo abuurista baraarug, diyaarinta hoggaamiyayaal, iyo dhisidda bulshada, waxa ay soo qabanqaabisay kulankaan oo qayb ka ah muxaadarooyinka bayaan ay wacyiga bulsheed kor ugu qaadayso. Muxaadiradaan ayaa cinwaankeedu yahay “Qorshaynta Daryeelka Caafimaadka Nolosha/ End of Life Care Planning”. Muxaadiradaan ayaa ka turjumaysa arrimaha soo noqnoqda oo ay tahay in laga sameeyo dood iyo cilmibaaris. Muxaadirada ayaa diiradda saaraysa 2 dhinac oo kala ah dhanka Diinta iyo dhinaca Caafimaadka, Xarunta Bayaan waxa ay u mahadcelinaysaa Dr. Maxammed Aadan oo runtii muxaadiradaan caawa marti noogu ah.

Doodda waxaa daadihinayay isla markaana qaybinayay hadalka; Sh. Maxammed Shucayb oo kamid ah aasaasayaasha – BRC- ahna Guddoonka guud ee Xarunta.

Video Program 1

Diinta & Dunida | Episode 1 | Surat Ra'd | Sh. Mohamed Shuayb

Diinta & Dunida | Episode 2 | Surat Ra'd | Sh. Mohamed Shuayb

Diinta & Dunida | Episode 3 | Surat Ra'd | Sh. Mohamed Shuayb

Video Program 2

Diinta & Dunida | Episode 11 | Surat Ra'd | Sh. Mohamed Shuayb

Diinta & Dunida | Episode 12 | Surat Ra'd | Sh. Mohamed Shuayb

Diinta & Dunida | Episode 13 | Surat Ra'd | Sh. Mohamed Shuayb

By clicking on you, you agree to our Terms of Service and Privacy Policy.